Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa sheegay in maamulkiisa ay diyaar u tahay in wada hadal ay ka sameyso qabashada doorasho cusub si loo sii wado wada hadallada lala yeelanayo kooxda Talibaan
Madaxweyne Ghani ayaa ku adkeystay in dowlad kasta oo cusub ay ku soo baxdo nidaamka dimuqraadiyadda
Waxuu sheegay in dowladdiisu ay diyaar u tahay wada hadallo ku aadan qabashada doorashooyin xor iyo xalaal ah loona dhan yahay, beesha calamkuna ay garwadeen ka tahay.
Hadalkan ayuu ka jeediyaay kalfadhiiga barlamaanka ee Kabul