William Ruto oo gaaray ismaamulka Kiambu

0
283

Madaxweynaha la doortay ee dalka William Ruto ayaa maanta dib ugu laabtay ismaamulka Kiambu oo ka mid ah goobihii codadka badan uu ka helay doorashadii guud ee 9-kii bishan.
Booqashada Ruto ee dowlad deegaankaasi ayaa loo arkaa mid uu ugu mahadcelinayo dadweynihii u codeeyay ee ka soo jeeda gobolka bartamaha wadanka.
Waxaa uu dhanka kale ballanqaaday inuu wax ka qaban doono howlaha waaxyaha caafimaadka iyo waxbarashada ee ismaamulka Kiambu.
Mar uu arrimaha ka hadlay ayaa waxaa hadalladiisa ka mid ahaa