Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka 157 carruur ah oo cudurka jadeecada ugu geeriyootay dalka Zimbabwe

157 carruur ah oo cudurka jadeecada ugu geeriyootay dalka Zimbabwe

Waxaa lagu soo warramayaa in 157 carruur ah ay u dhinteen cudurka jadeecada kaas oo ka dillaacay dalka Zimbabwe.
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Zimbabwe ayaa sidoo kale sheegtay, in ka badan 2,000 kiisaska la xiriira caabuqan laga soo tabiyay guud ahaan wadankaasi.
Kiisaska ayaa si xowli ah u kordhayay tan iyo markii ay mas’uuliyiinta dowladda ay sheegeen in kiiskii ugu horreeyay la soo tabiyay horraantii bishan, iyadoo dhimashada ka dhalatay ee xanuunkan la soo sheegay ay laba jibaartay wax ka yar toddobaad.
Wasaaradda caafimaadka ayaa horay ugu eedeysay faafitaanka cudurkaan inay ka dambeeyaan isu imaatinnada kooxaha kaniisadaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments