Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Mid ka mid ah hoggaamiyaasha kooxda Islamic Jihad oo lagu aasay Qaza

Mid ka mid ah hoggaamiyaasha kooxda Islamic Jihad oo lagu aasay Qaza

Dad badan ayaa ka qayb galay aas marinka Qaza ee dalka Falastiin loogu sameeyay Khaled Mansour oo ahaa taliye sare oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Islamic Jihad ee dalka Falastiin.
Waxaa lagu dilay duqeyn ay Israa’iil halkaasi ka gaysatay xalay.
Mansour ayaa noqday sarkaalkii sare ee labaad kooxdan oo la dilo tan iyo markii Israa’iil ay weerarro ka billowday Qaza Jimcihii xilligaasi oo ay dhanka waqooyi ku dileen hor-jooyihii kooxdan Taysir al-Jabari.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments