DHAGEYSO:KANU oo diiddan in kuraasta Mombasa loo xiro xisbiga ODM

0
415

Xisbiga KANU ee uu hoggaamiyo senatarka ismaamulka Baringo Gideon Moi ayaa ka soo horjeestay in kuraasta hoggaamineed ee ismaamulka Mombasa loo gooni yeelo xisbiga ODM.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.