Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Twitter oo tallaabo ka qaadaysa shakhsiyaadka ka been sheega COVID-19

Twitter oo tallaabo ka qaadaysa shakhsiyaadka ka been sheega COVID-19

Shirkadda Twittar oo ka mid ah baraha bulshada ee lagu wada xiriiro ayaa sheegtay in ay xannibi doonto akoonnada dadka faafiya waxyaabaha aan saxda ahayn ee ku saabsan cudurka COVID-19.
Xayiraaddan ayay shirkaddu sheegtay in ay noqon doonto mid joogto ah.
Sidoo kale waxay calaamadeynaysaa qoraallada dadweynaha lagu marin habaabinaya ee ku aaddan caabuqa corona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments