Dabkii xalay ka kacay suuqa wayn ee suuq Mugdi ee magaalada Garissa ayaa waxaa ku burburay hanti lagu qiyaasay ku dhawaad hal bilyan oo shilin sida uu warbaahinta Star u sheegay Cabdi Billow oo xubin ka ah rugta ganacsiga ee Garissa.