DHAGEYSO:Dowladda iyo madaxda oo laga codsaday u gurmashada dadka ay abaarta saameysay

0
545

Guddoomiyaha guddiga nabadgalyada ee deegaan baarlamaneedka Lagdheera oo ka tirsan ismaamulka Garissa Dhaqane Faliir ayaa dowladda dhexe, midda ismaamulka iyo siyaasiyiinta la soo doortay ugu baaqay inay gurmad isugu jiro biyo dhaamin iyo cunno gaarsiiyaan dadka ku nool Lagdheera oo ay saameyn wayn ku yeelatay abaarta.