Waxaa xeryaha qaxootiga ee Dadaab lagu qabtay xaflad lagu soo dhawaynayay magacaabidda ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya iyadoo shacabku ay baaq u direen madaxda ugu sarreysa dalkaasi.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Magacaabidda ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo looga dabbaal degay Dadaab