Sidee uu isku diiwaangelin karaa qofka doonaya inuu qaato tallaalka COVID-19?

0
262

Madaxa horumarinta  adeegyada  caafimaadka ee Kamukunji Beatrice Lugalia ayaa faahfaahin ka bixisay sida uu isku diiwaangelin karo qofka doonaya inuu qaato tallaalka COVID-19

Mrs. Beatrice ayaa hoosta ka xarriiqday in bixinta tallaalka corona aynan ku xirnayn in qofka uu haysto aqoonsiga wadanka oo xita haddii uu qaxooti ama soo galooti yahay lagu diiwaangelinaya dokumeentigiisa sidaas awgeedna aysan jirin sabab looga cabsado xabsi geyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here