Wararka Kenya DHAGEYSO:Arday ka qalinjabiyay madarasooyinka IFO oo xaflad loo qabtay By star - June 17, 2022 0 311 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa xerada qaxootiga ee IFO xaflad loogu qabtay oo shahaadooyin la guddoonsiiyay arday dhameeyay madaaris halkaasi ku yaalla. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/06/Baaruud-Dadaab-2.mp3