Xujeyda oo laga doonaya inay si buuxda u qaataan tallaalka COVID-19

0
316

Wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay qasab tahay in qof waliba oo sanadkan xajinaya uu si buuxda u qaato mid ka mid ah dawooyinka la ansaxiyay ee tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID-19.
Tani ayaa ku soo beegmaysa wax ka yar 24 saacadood markii maamullada Sacuudigu ay shaaciyeen inay meesha ka saareen qaar ka mid ah tallaabooyinkii lagu xakameynayay faafidda cudurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here