Ruushka oo xayiraado saaray wariyaal iyo saraakiisha difaaca ee Ingiriiska

0
261

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegtay in 29 ka mid ah wariyaasha shirkadaha warbaahineed ee Ingiriiska iyo saraakiil difaac laga mamnuucay inay gudaha u galaan wadankaasi.
Tani ayay wasaaraddu u aaneysay in shakhsiyaadkan ay qayb ka noqdeen warar been abuur ah oo laga faafiyay Ruushka.
Tallaabadana ayay wasaaraddu ku tilmaantay mid sidoo kale looga falcelinaya xayiraadaha reer galbeedka ay saareen xukuumadda Moscow.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here