In ka badan 100 qof oo lagu dilay Suudaan

0
445

Wararka naga soo gaaraya dalka Suudaan ayaa sheegaya in in ka badan 100 qof la dilay.
Dhibaatadan ayaa laga soo tabiyay gobolka Darfuur ee dalka Suudaan .
Hoggaamiye beeleed lagu magacaabo Ibraahim Hashem ayaa sheegay in la dilay 117 ruux halka 14 tuulooyin ah lagu gubay degmada Kolbus ee galbeedka Darfur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here