UNHCR oo sheegtay inay korortay tirada muhaajiriinta

0
523

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in ay kordheyso tirada qaxootiga dhimanaya iyagoo isku deyaya in ay ka gudbaan badda Mediterranean.
Dadkan ayaa doonaya inay gaaraan dalalka Yurub.