2 duuliye oo ku dhintay diyaarad ku burburtay Jordan

0
425

Diyaarad maanta ku burburtay waqooyiga dalka Jordan ayaa waxaa ku dhintay labo duuliyeyaal ah.
Militariga Jordan ayaa laga soo xigtay in diyaaraddu ay soo dhacday xilli uu tababar socday.
Waxaa loo aaneeyay inay ku timid cillad farsamo.