Kuuriyada Waqooyi oo adeegsatay 8 gantaal

0
253

Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa maanta tijaabisay 8 ka mid ah gantaallada riddada gaaban.
Hubkan ayaa lagu tuuray dhanka xeebta bari ee wadankaasi.
Tani ayaa imaanaysa hal cisho ka dib markii dowladaha Kuuriyada Koonfureed iyo Maraykanka ay soo gabagabeeyeen dhoolatus ay ka sameynayeen badda Filibiin