Waxay shalay rabshado u dhexeya ciidamada Israa’iil iyo Falastiiniyiinta ka dhaceen daanta galbeed gaar ahaan agga masjidka Al-Aqsa
Waxaa halkaasi ka socday socdaal ay Israa’iiliyiintu ugu dabbaal degayeen xilligii sanadkii 1967-dii ay qabsadeen dhulka Falastiin oo ay weli Israa’iil sheegato.