Imran Khan oo ku baaqay in dibadbax la sameeyo

0
409

Ra’iisul wasaarihii xilka laga qaaday ee dalka Pakistan Imran Khan ayaa soo jeediyay in dibadbax laga sameeyo magaalada Islaamabad ee wadankaasi.
Waxaa uu baaqan u diray taageerayaashiisa.
Waxaa uu Imran Khan doonaya in mudaharaadka uu dhaco 25-ka bishan Shanaad si dowladda dalkaasi loogu cadaadiyo inay doorasho cusub qabato.