Maraykanka oo balanqaad u sameeyay Ukraine

0
329

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa u ballan qaaday Ukraine inuu siin doono hub culus oo qiimihiisu yahay 800 milyan oo dollar.
Sido kale madaxweyne Biden ayaa ku dhawaaqay in Maraykanka uu dalkiisa ka mamnuuci doono maraakiibta xariirka dhaw la leh dalka Ruushka
Dhinaca kale Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Ukraine ayaa sheegay in duqeymaha ay caqabad ku noqdeen dadaalkii lagu doonayay in muwaadiniinta laga daadgureeyo magaalada Mariupol Khamiistii shalay.