Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Tirada dhimshada oo korartay kadib duqeymo cirka ah oo ay gaysteen ciidamada...

Tirada dhimshada oo korartay kadib duqeymo cirka ah oo ay gaysteen ciidamada Pakistan

Tirada dhimashada duqeymaha cirka ah ee militariga Pakistan ay ku qaadeen bartilmaameedyada gobolka Khost iyo Kunar ee bariga Afghanistan Sabtidii ayaa gaartay ugu yaraan 47, sida ay saraakiishu sheegeen.
Shabir Ahmad Osmani, oo ah agaasimaha warfaafinta iyo dhaqanka ee Khost, ayaa u sheegay AFP in “Afartan iyo kow qof oo rayid ah, oo u badan haween iyo caruur, ayaa ku dhintay 22 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada Pakistan meel u dhow khadka Durand ee gobolka Khost,”

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments