Ruushka oo sheegay inuu warshad hub ku burburiyay Ukraine

0
395

Afhayeen u hadlay wasaaradda difaaca ee dalka Ruushka ayaa sheegay inay gebi ahaanba burburiyeen warshad hubka soo saarta oo ku taalla meel u dhow caasimadda dalka Ukarine ee Kyiv .
Ruushka ayaa dhanka kale sheegay in ciidamadiisy ay sifeeyeen magaalada Mariupol.
Waxaa ay xukuumadda Moscow intaasi ku dartay in tiro yar oo ciidamada Ukraine ah ay weli ku dhex jiraan warshad soo saarta waxyaabaha biraha laga sameeyo.