20 milyan oo macluul ku wajahaya geeska Afrika

0
606

Abaarta saameysay gobolka ayaa sababtay inay macluul wajahaan 20 milyan oo qof oo ku nool gobolka geeska Afrika.
Dhibaatadan ayaa lagu sheegay midii ugu darneyd ee saameysa bariga iyo geeska Afrika muddo 40 sano ah.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo waaxyaha saadaasha hawada ay bishii hore iyo bishan Afaraad ay diiwaangeliyeen sare u kac dhanka heerkulka iyo roobabka ka hooseeya heerkii caadiga ahaa.