DHAGEYSO:Arday ka qalin jabisay madarasada Towfiiq ee Garissa

0
366

Waxaa shalay xaflad loo sameeyay arday ka qalin jabisay madarasada Towfiiq ee ku taallo magaalada Garissa halkaasoo ardayda shahaadooyin lagu guddoonsiiyay.
Qaar ka mid ah ardayda ayaa dareenkooda warbaahinta la wadaagay.

Audio Player

Maamulaha madarasada Towfiiq Sheekh Cabdiwahaab Axmad Digaale ayaa isna faahfaahin ka bixiyay taariikhda madarasada.

Audio Player