2,187 qof oo lagu dilay magaalada Mariupol

0
407

Golaha magaalada ku taalla bariga dalka Ukraine ee Mariupol ayaa sheegay in tan iyo 24-kii bishii labaad ee sanadkan duullaanka militari ee Ruushka uu magaaladaasi ku dilay 2,187 qof.
24-kii saacadood ee ugu dambeeyay waxaa halkaasi laga diiwaangeliyay ugu yaraan 22 weerar.
Bayaankagolaha waxaa ku cad in Mariupol lagu riday in ka badan 100 bambooyin ah.