Magaalada Wajeer ayaa waxaa shalay lagu qabtay munaasabad loogu dabbaal degayay maalinta haweenka adduunka oo sanad kasta la xuso 8-da bisha saddexaad.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.
Dhanka kale Umulkheyr qaasim oo ka mid ah wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Mandera ayaa hambalyo u dirtay haweenka munaasabadda maalinta dumarka adduunka awgeed.