DHAGEYSO:Wadayaasha mootooyinka ee Nairobi oo codsanaya a in aan loo bartilmaameedsan si aan kala sooc lahayn

0
585

Wadayaasha mootooyinka ee magaalada Nairobi ayaa codsanaya in aan loo bartilmaameedsan si aan kala sooc lahayn.
Waxay sheegayaan in qaar ka mid ah dadka haweeneyda ku xadgudbay aysan ka tirsanayn waaxdan.
Sidoo kale waxay cambaareeyeen falka dhacay ee gudaha wadanka si wayn looga hadal hayo iyagoo raaligelin ka bixiyay.
Wadayaasha ayaa dhanka kale sheegaya in sababta marka mid ka mid ah ay arrin saameyso ay u garab istaagaan ay tahay caddaalad u raadin.