DHAGEYSO:Dab khasaare gaystay oo ka kacay suuqa xoolaha ee Garissa

0
342

Dab ka kacay suuqa wayn ee xoolaha ee magaalada Garissa ayaa burburiyay meherado ay dad intooda badan danyar ah ku maareynayeen nolol maalmeedkooda.
Qaar ka mid ah ganacsatada uu dabka saameeyay ayaa warbaahinta STAR uga warramay khasaaraha soo gaaray.

Guddoomiyaha golaha suuq gaynta xoolaha nool ee dalka Dubat Cali Camey ayaa ku baaqay in la caawiyo dadka uu dabku ganacsigoodii waxyeeleeyay.