DHAGEYSO:Warbixin ku saabsan muruq maalatada xeryaha Dadaab

0
588

Inkastoo xeryaha qaxootiga Dadaab ee ismaamulka Garissa ay ka jiraan xaalado bini’adamnimo iyo caqabado shaqo la’aaneed, haddana waxaa jira dad shaqeysta oo muruqooda maala.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee xeryaha qaxootiga Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen ayaa ku eegaya qodobkan