DHAGEYSO:Wareysi gaar ah: Ardayad ka qaxday Ukraine oo 13 saacadood lugeynaysay

0
567

Saameynta ka dhalatay duullaankii dowladda Ruushka ay Khamiistii hore ku qaadday dalk Ukraine waxaa ka mid ah inay halkaasi ka qaxeen arday Kenyaan ah oo gaaray dalka Poland.
Foosiya Daahir oo ka mid ah ardaydaasi oo inoo sheegtay inay lugeynaysay 13 saacadood ayaa daqiiqado ka hor khadka iigu warrantay