DHAGEYSO:Warbixin: Dhibaatada gudniinka fircooniga ee FGM-ka

0
374

Caado dhaqameedka gudniinka fircooniga ee loo yaqaano FGM-ka ayaa dhibaatooyin badan ku haysa bulshada soomaaliyeed sida ay qabaan culimada iyo dhakhaatiirta.
Warbixin arrimahan ku saabsan waxaa magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya nooga soo diray Siyaad Bashuuc Saneey.