Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa qoraal ay soo saartay ku wargelisay Kenyaanka in cidii qorsheysay inay maanta tagto xarunteeda si ay u hesho shahaadada habdhaqan wanaagga ee (Good Conduct) aynan taasi suurtagal ahayn.
Qoraalka waaxda waxaa ku cad in adeeggan aan maanta la heli karin.
Dadka codsiyada dirsatay ayay DCI ku wargelisay inay maalin kale inta u dhexeysa Talaadada iyo Jimcada ay xarunta tagaan.
Waaxda DCI ayaa intaasi ku dartay inay ka qoomamoonayso saameyn kasta oo arrintan ka dhalata.
The Directorate of Criminal Investigations notifies all applicants for the Police Clearance Certificate (Good Conduct), who were scheduled to visit the headquarters tomorrow that our services shall be unavailable.
— DCI KENYA (@DCI_Kenya) February 27, 2022