Madaxweyne ku xigeenka daka William Ruto oo ololihiisa uu ku doonaya xilka madaxtinimo ee doorashada guud bisha siddeedaad ee sanadkan maanta geeyay ismaamulka Kitui ayaa sheegay inuu ixtiraamaya go’aanka uu hoggaamiyaha ugu sarreeya dalka ku taageeray madaxa xisbiga ODM Raila Odinga.
Waxaa uu dhanka kale ugu baaqay ra’iisul wasaarihii hore ee dalka inuusan gabaad ka dhigan madaxweyne Uhuru Kenyatta balse uu fagaaraha iskeena oo isaga la tartamo.
Mar uu arrimahan ka hadlay ayuu yiri ku xigeenka madaxweynaha dalka
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:William Ruto: Waan ixtiraamayaa go’aanka madaxweynaha ee uu ku taageeray Raila Odinga