DHAGEYSO:Qoys soomaaliyeed oo ku nool Dadaab oo u baahan caawimaad

0
577

Waxaa laga dayrinayaa nolosha qoys soomaaliyeed oo ku dhibaateysan xeryaha qaxootiga ee Dadaab.
Waxaa ay ka cabanayaan noolal xumo iyo daryeel la’aan xeryaha ku haysata.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee xeryaha qaxootiga Dadaab Maxamad Baaruud Xuseen oo qoyskan la kulmay ayaa warbixintaan ka diyaariyay

Ciddii dooneyso inay caawiso qoyskan, waxaa lagala xiriiri karaa nambarka ah +254706284414