Guddoomiyaha ismaamulka Kitui Charity Ngilu oo maanta wareysi gaar ah siisay telefishinka maxalliga ee Citizen ayaa ku adkeysatay inay aad ugu raja weyn tahay in musharraxa madaxweyne Uhuru Kenyatta kala wareegi doono hoggaanka Kenya uu yahay ra’iisul wasaarihii hore ee dalka .
Xilli la weydiiyay go’aanka ay qaadan doonto hadii uu loolanka ku guulaysto William Ruto ayay Ngilu xustay in taasi aynan suurtagal ahayn.
Sidoo kale waxay carrabka ku dhufatay inay lagama maarmaan tahay in la dejiyo tallaabooyin ay iska kaashanayaan waaxyo kala duwan oo lagu xaqiijinayo in aynan dalka rabshado ka dhicin ka hor xilliga doorashada guud iyo codeynta ka dib
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Barasaabka Kitui oo ku adkeysanaysa in Raila uu ku guulaysan doono hoggaanka...