DHAGEYSO:ODM oo Garissa ka billowday diiwaangelinta musharraxiinta xisbiga ku biiraya

0
372

Wakiillada xisbiga ODM laantooda ismaamulka Garissa ayaa billaabay inay diiwaangeliyaan musharraxiinta xilalka hoggaanka ee doonaya inay xisbiga ku biiraan.
Qaar ka mid ah mas’uuliyiintan oo shir ay ku qabteen Garissa arrimahan kaga hadlay ayaa yiri.