DHAGEYSO:Siyaasiyiin haween ah oo billaabay inay u ololeyaan Raila Odinga

0
601

Haween siyaasiyiin ah oo ka tirsan xisbiyo kala duwan ayaa guda galay olole ay taageero siyaasadeed ugu raadinayaan madaxa xisbiga ODM Raila Odinga.
Raila oo markii shanaad doonaya inuu u tartamo hogganka wadanka ayaa ka mid ah musharraxiinta madaxweynenimo ee bisha siddeedaad.
Barasaabka ismaamulka Kitui Charity Ngilu uu ka mid ah haweenka qabtay shirka jaraaid ee ay ku shaaciyeen inay u ololeyn doonaan Mr. Odinga ayaa warbaahinta la hadashay