Ehelka waayeel in muddo ah ku xanuunsan xerada qaxotiga ee IFO ayaa bulshada ka codsaday inay ka caawiso sidii bukaanka loogu heli lahaa daryeel caafimaad .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.
Si loo caawiyo bukaanka waayeelka ah waxaa lagala xiriiri karaa nambarrada kala ah 0713793462 ama 0724643401.