DHAGEYSO:Shacabka Dadaab oo sheegaya inay waxqabad ka door-bidayaan inay qof qabiil ugu codeyaan

0
267

Waxaa gudaha wadanka ka socdo kulamada iyo isku soo baxyada siyaasadeed ee ay musharraxiinta la yeelanayaan dadweynaha si ay taageero uga helaan.
Hasa ahaate qaar ka mid ah dadweynaha deegaanka Dadaab oo u warramay warbaahinta Star ayaa sheegaya inaysan qofka xil doonka ah ku dooran doonin qabiil balse waxqabadkiisa.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya