DHAGEYSO:Xoghayaha wasaaradda arrimaha gudaha oo caddeeyay mowqifkiisa ku aadan doorashada guud ee sanadkan

0
414

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Karanja Kibicho ayaa xilli uu ku sugnaa ismaamulka Kiranyaga ee gobolka bartamaha wadanka, caddeeyay mowqifkiisa ku aadan doorashada guud ee soo socota ee bisha Siddeedaad ee sanadkan.
Waxaa uu sheegay in uusan jirin kursi uu u hanqal taagaya inuu isu sharraxo.
Mas’uulkan ayaa xusay inuu xushmad u hayo madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta uuna wali la shaqeyn doono.