Waxaa lagu soo warramayaa in qaar ka mid ah madaxda ismaamulka Mandera ay tageen goobtii uu shalay ka dhacay qaraxii sababay dhimashada iyo dhaawaca iyagoo sidoo kalena booqday dadkii falkaasi ku waxyeeloobay.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinaya .