Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa qalinka ku duugay hindise sharciyeed ku saabsan isbeddello lagu sameeyay xeerarka siyaasadeed ee wadanka kuwaasoo ay ansaxiyeen baarlamaanka iyo aqalka sare.
Haddaba maxaa qayb ka ah isbeddelladan maxayna ka dhigan tahay in hoggaamiyaha dalka uu saxiixay ?
Yuusuf Gaas oo arrimahan ka wareystay falanqeeye siyaasadeed ayaa warbixintan ku eegaya.