Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Militariga Jordan oo dilay 27 qof oo Suuriyaan ah

Militariga Jordan oo dilay 27 qof oo Suuriyaan ah

Ciidamada militariga ee dalka Jordan ayaa dilay 27 qof oo u dhashay wadanka Suuriya.
Tani ayaa timid ka dib markii shakhsiyaadka la toogtay looga shakiyay inay doonayeen inay gudaha u galaan Jordan.
Ciidamada gaashaandhigga ee Jordan ayaa intaasi ku daray inay sidoo kale baxsadeen qaar sitay daroogo oo dib ugu laabtay Suuriya.
Jordan ayaa hooy siisay in ka badan 650,000 qaxooti ah oo ka soo cararay dagaallada sokeeye ee wadankaasi ka jiray in ka badan 10 sano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments