Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka 39 qof oo la la’yahay ka dib doon ku degtay xeebta Florida

39 qof oo la la’yahay ka dib doon ku degtay xeebta Florida

Waxaa lagu soo warramayaa in 39 qof aan weli meel lagu ogeyn ka dib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay xeebta gobolka Florida ee Maraykanka.
Ciidamada ilaalada badaha ee Maraykanka ayaa sheegaya in la rumeysan yahay in doonta qallibmatay ay sidday tahriibayaal.
Ilaa iyo hadda ma cadda waddamada ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan rakaabka ay doontu sidday.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments