DHAGEYSO:Xarun ay dadka iskaga diiwaangelinayaan Islii iyagoo meelo kale ka codeynaya

0
522

Waxaa xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji ka jirto xarun uu sameeyay guddiga doorashooyinka ee IEBC oo dadka ay iska diiwaangelin karaan iyagoo marka la gaaro bisha siddeedaad ka soo codeynaya deegaanadooda.
Wakiil wareedka idaacadda ee Nairobi Yuusuf Gaas ayaa noo warramaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here