DHAGEYSO:Qoysas soomaaliyeed oo uu guriyahooda dab ku burburiyay Mombasa

0
300

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Jomvu ee ismaamulka Mombasa ayaa sheegaya in dab xooggan oo ka kacay xaafad halkaasi ku taalla uu burburiyay guriyaha afar qoys oo soomaali ah.
Wakiil wareedka warbaahinta Star Maxamad Cabdi Bootaan oo gaaray goobta ay dhacdadan saameysay ayaa qodob wareedkan noo soo diray

Ciddii dooneyso inay caawiso qoysaskan fadlan kala xiriir nambarka ah +254722312073