DHAGEYSO:Dowladda oo sheegtay inay ka go’an tahay cirib tirka burcad dhibaateysa shacabka Dadaab

0
714

Dowladda dhexe ayaa shaaca ka qaadday inay fulin doonto howlgallo amni oo lagula dagaallamaya burcad deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ka gaysata falal amni darro.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya .