DHAGEYSO:Xildhibaanada ODM ee Mombasa oo shacabka ugu baaqay inay isku diiwaangeliyaan doorashada

0
499

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga ODM ee ismaamulka Mombasa ayaa dadweynaha ku nool dowlad deegaankaasi ku boorriyay inay qaataan kaarka codeynta ka hor 6-da bisha labaad ee sanadkan oo la soo gabagabeynayo wajiga labaad ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha dalka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya.