Kalonzo iyo Gideon Moi oo maanta iskaga baxay xarunta Bomas ka dib markii ay ka war heleen in Musalia uu la safanayo William Ruto

0
538

Madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka iyo dhigiisa KANU Gideon Moi ayaa maanta iskaga baxay xarunta Bomas ka dib markii ay ka war heleen in Musalia uu la safanayo William Ruto.
Labadan mas’uul , Musalia iyo Moses Wetangula oo hoggaamiyo Ford-Kenya ayaa ka wada tirsan dalladda OKA.
Tallaabada ay qaadeen Musyoka iyo Gideon Moi ayaa loo arkay mid sii adkeyn karto xiriirka afarta xisbi ee ka wada tirsan isbeheysigan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here