DHAGEYSO:Kulan ku saabsan sida haweenka ay qayb uga noqon karaan siyaasadda oo lagu qabtay Wajeer

0
542

Haweenka ismaamulka Wajeer ayaa lagu boorriyay inay si wayn uga dhex muuqdaan saaxadda siyaasadeed oo ay u tartamaan xilalka hoggaanka.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya.